Madaxweynaha Dalka Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa ka aqbalay Danjiraha Soomaaliya Ee Dalkasi Danjire Cabdullahi Maxamed CaliSan baloolshe Warqadaha Aqoonsiga Ee Danjiranimo.
Madaxweyne Erdogan ayaa Ku qaabilay Danjire Sanbaloolshe Xarunta Madaxtoyda Turkiga waxa ayna ka wada hadlen Arrimaha Soomaaliya.
Turkiga iyo Soomaaliya waxa ka dhaxeeya Xiriir Soo jiren ah.