Wefti uu hogaaminayo Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle ayaa gaaray magaalada Beledweyne ee gobalka Hiiran.
Socdaalka Madaxweynaha maamulka Hirshabeele Cali C/laahi Cosoble uu ku tegay Beledweyn waxaa ku wehliya qaar ka mida Xildhibaanada Balamaanka maamulka Hirshabeelle.