Madaxweyne Adaama Barrow waxa uu shalay ka qeyb galay Shir ay Madaxda dalalka Galbeedka Afrikaku yeesheen Caasimadda dalka Maali ee Bomaako, oo looga hadlay xiisadda siyaasadeed ee dalka Gambia.
Hoggaamiyayaasha dalalka Galbeedka Afrika ayaa dadaal u galay sidii Yaxye Jaamac u wareejin lahaa Xilka, iyadoo Dowladda Nigeria u ballan qaaday inay siinayo magangelyo siyaasadeed haddii uu xilka wareejiyo bishan Janaayo 19-da.
©Radio Dalsan