Madaxweynaha Galmudug muda Axmed Cabdi Kaariye ayaa magacaabay wasiirro cusub oo ka mid noqonaya Golaha Wasiirada maamulkaas.
Qoorqoor ayaa magacaabay Wasiirada Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada iyo Wasiirka Tamarta iyo Biyaha.
Dr Yaasiin Abdi Jaamac ayaa loo magacaabay Wasiirada Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada, halka Wasaaradda kale ee Tamarta iyo Biyaha loo magaacabay Shariif Maxmuud Cali.