Gudoomiye ku xigeynka dhinac dhaqaalaha ee Maamulka Dagmada afgooye ayaa sharci daro ku tilmaamay lacago qarsoon oo sheegay in laga qaado qaar ka mid ah ganacsatada dagmadaasi
Yusuf Shiikh Cabdiwaaxid ayaa sheegay in lacagahaasi ay qaataan shaqsiyaad iyo Ciidamo ka tirsan Maamulka dagmada isla markaan waxaad Maaliyada aysan ka warheyn Maamulka Dagmada
Halkan Ka Dhageyso Warbixinta Wariye Maxamed Xusen CismaanÂ