Kusoo dhawaada dhageysatayaal qeybtii 1aad ee Barnaamijka Garaadso oo aan kaga hadli doono guurka caruurta iyo guurka qasabka ee gadhaha dhibaatooyinka ay ka dhaxlaan waxbarashada caafimaadka iyo maskaxiyan iyo guurka gadhaha.
Barnaamijka waxaa iska kaashanayaa Hayadaha Nofeyl iyo UNFPA Radio Dalsan waad ka dhageysaneysaan.