Hawlgal ay sameeyeen ciidamada NISA aye caw ku soo qabteen dad lagu qiyaasay 400 oo dhalinayro u badan ,
Hawlgalkan oo ka dhacay degmooyinka hawlwadaag , Yaaqshid iyo Dayniile ayaa waxaa la gala bartilmameed gaar ah oo ciidamada ay beegsaneyeen.
Hawlgalku intu socday aya waxa rasaas laga maqlay xaafada Suuqa Xoolaha iyadoo la sheegay in kooxo hubeysan ciidamada ka hor imaadeen , dhnaca warshada baastada aya iyadana laga maqlay iska hor imaad kale .
Wali lama oma khasaaraha raasta ka dhashay waxaase la xaqiijiyey in dadki la so qabtay la keenay saldhigyada NISA .