War saxaafadeed ka soo baxay dowlada Kenya ayaa lagu amray in la kala diro hey’addaha Arrimaha qaxootiga lana xiro xeryaha Qaxootiga.
Kenya ayaa sheegtay in sababo amni awgeed in howshan aysan sii socon karin sida lagu shaaciyay warkasi.
Kenya ayaa martigelisay in ka badan 600 oo kun oo ku noolaa xeryaha caalamka ugu balaaran ee Dhadhaab iyo Kakuma.