Hoteelka Weyn Ee Saxafi Hotel ayaa Maanta dib loo furay kadib markii uu ku xirmay Hotelka Weerar ay Al Shabab ku qaaden.
Sahafi Hotel in #Mogadishu re-opens following last month’s attack. This is the spirit of Somali resilience and entrepreneurship.
— Abdirahman O. Osman (@engyarisow) December 25, 2015
Weerarkii lagu qaaday Hotelkan waxa ku dhintay Abaandulihii Hore Ee Ciidamada Xoogga Dalka Jeneraal Cabdikariim Yuusuf Adan Dhaga Badan iyo dad kale oo badan oo uu ku jiray Nin Saxafi ahaa.