Hey,adaha bini,aadinimada ee ka howlgala Soomaaliya ayaa dalbaday lacag dhan US$864 Milyan si ay uga faa,iideystaan 3.9 milyan oo qod oo u baahan gar gaar bini,aadinimo oo degdega.
Xaalada bini,aadinimo ee malayiin Soomaaliya ayaa ah mid cakiran una baahan badbaado rasmiya.
Soomaaliya ayaa sanadkaan waxaa ku dhuftay abaro baahsan oo saameyay nolosha dadka iyo duunyada.