Gudoomiyaha G/Banaadir Thabit Abdi ayaa manta booqday malaaqa Xamar iyo Xamar-Daye guriga uu ka daganyahay Muqdisho.
Malaaq Cali Malaaq Wehliye ayaa gudoomiyaha uga mahad celiyey booqashadiisa oo ku saabsaneyd salaan iyo is xog-wareysi.
Gudoomiye Thaabir ayaa waxaa ku wehliyey booqashada xildhibaan Furdug oo ka tirsan xildhibaanadi hore ee DFS.
Habit aya manta booqday sido kale gudoomiyaha xilka ka tagaaya ee Yusuf Jimcaale .