Wareegto ka soo baxday Xafiiska Guddoomiyaha gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa xilkii looga qaaday Guddoomiyihii degmada Baraawe,iyada oo guddoomiye Cusub loo Magacaabay degmadaas.
Guddoomiyaha degmada Baraawe ayaa waxaa loo Magacaabay cabdi fitaax Maxamed Nuur(Sandheere) kas oo bedelaya guddoomiyihii xilka laga qaaday ee Aadan Cumar Madoobe.
Hoos Ka Akhriso Wareegtada ka soo baxday Xafiiska guddoomiyaha degamda Baraawe.