Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) kulan la yeeshay Maadxweynaha Xalay la doortay ee Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud.
Kualnka ayaa ahaa salaan iyo hambalyo, Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ugu tagay Hoygiisa .
waxaana labada masuul kulan koodu sidoo kale ahaa is xog-wareysi iyo sidii loo sii amba qaadi lahaa geedi socodka nabada iyo xasilooni siyaaseed oo wadajir ah.