Guddiga xallinta khilaafaadka ee Doorashooyinka ayaa maanta doortay Guddoomiye iyo Guddoomiye ku xigeen.
wasiirkii hore ee Caddaaladda Cabdilaahi Abyan Nuur ayaa loo doortay in uu noqdo Guddoomiyaha Gudiiga, waxaana ku xigeen loo doortay Maxamed Ibraahim Barre.
Guddiga xallinta khilaafaadka ee Doorashooyinka la filayaa in ay si toos ah u guda galaan howsha doorashada, waxaana wali taagan walaac laga Muujinayo guddiga doorashooyinka ee la filayo in ay ka shaqeeyaan doorashada soo aaddan.