Guddiga KMG ah ee labada Aqal Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee loo xilsaaray diyaarinaya Sharciga Miisaaniyadda Qaranka 2022 oo maanta fadhigoodii koowaad yeeshay ayaa iska dhex doortay Guddoonka Guddiga, waxayna u dhacday sida soo socota:-
- Xildhibaan Maxamed Faarax Nuux Guddoomiye
- Senator Xassan Iidoow Maxamed (Kobac) Guddoomiye ku xigeen
- Xildhibaan Cilmi Maxamed Nuur Xoghaye