Afhayeenka ciidamada Uganda, Col. Paddy Ankunda ayaa sheegay in General Edward Katumba Wamala, oo ah Taliyaha ciidamada lugta Uganda, uu aad ugu dhowaa qarixii manta ka dhacay banaanka hore ee dhismaha UNDP, ee Magaalladda Mogadishu.
“ Meel u jiray hal km Gen Katumba Wamala ayuu ka dhacay qaraxa, waxna kama soo gaarin weerarka†sidaasi waxaa yiri  Afhayeenka ciidamada Uganda, Col. Paddy Ankunda oo qoraal soo dhigay Bartiisa Twitterka.
Ugu yaraan afar ka tirsan Ilaaladda UNDP ayaa ku dhaawacantay qaraxaasi, oo ay Xarakadda Alshabaab sheegatay mas’uuliyadiisa.
©Radio Dalsan