Codeynta Doorashadda Madaxtinimadda Maamulka Galmudug ayaa si toos ah uga socota Magaaladda Cadaado Ee Gobolka Galguduud.
Waxa ku tartamaya Xilkasi Lix Musharax oo kala ah:-
1) Axmed Cabdisalaan
2) Cabdikariin Xuseen Guuleed
3) Axmed Macalin Fiqi
4) Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid)
5) Xasan Nuur Qalaad
6) Maxamed Cilmi Afrax
Dhamaan Musharixiintan waxa looga baahan yahay in Seddex kamid ah ay ku soo gudban wareega Labaad Si Cod dheeri ah iyagana ayaana Cod ku sii kala bixin doona.