Darawalada Gadiidleyka xamuulka ee ka Howlgala Muqdisho iyo Gobolada dhexe ayaa Cabasho ka muujinaya Isbarooyin lasoo dhigay Degaano katirsan Hirshabelle.
Mid kamida Gadiidleyda oo la hadlay Dalsan waxa uu sheegay in Hirshabelle ay ka qaado Canshuur gaara ah Isbarane ay u dheertahay.
Hoos ka dhageyso WareysigaÂ