Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Maxamed Farmaajo ayaa sheegay in Shirkii uga socday Muqdisho hoggaanka dalka iyo qaar ka mid ah madaxda Dowlad-goboleedyada, Labadii Todabaad ee la soo dhaafay, in uu ku soo dhammaaday fashil iyo natiijo la’aan.
Farmaajo oo qoraal soo saaray ayaa sheegay in niyad jab Iyo kala qaybin ay u horseedayso shacabka Soomaaliyeed, maaddama jahwareer iyo hubinti la’aan siyaasadeed ay keenayso sida uu sheegay farmaajo.
Waxaa intaasi u uku daray in Dowlad-gobeeldayada laga hortaagan yahay in ay qabsadaan doorashada iyadoo la dhaafay wakhtigoodii dastuuriga ahaa.
Hoos ka akhriso Qoraalka Farmaajo