Warar dheeri ah ayaa laga helayaa qarax miino oo qasaaro geystay oo saaka ka dhacaay wadada warshahadaha ee magaalada Muqdisho.
Qaraxa oo ahaa miinada nuuca dhulka lagu aaso ee laga hago rumuud Contorolka ayaa lala egtay ciidamo ka tirsan Milatariga Soomaaliya oo marayey agagaarka wadada warshadaha ee muqdisho.
Laba Askari oo ka tirsan Ciidanlka dowladda Soomaaliya ayaa lagusoo waramayaa inay ku dhaawcmeen weerarka miinada ah ee lala Eegtay ciidanka dowladda soomaaliya ee Marayay Wadada Warshdaha.
Ciidamada amaanka Ayaa Hlkas Ka Billaabay Hoolgal Lgu Baadi Goobayo Dadka Ka Dmbeeya Weerarkaas Saaka Dhacay iyada oo aysan wli Ka hadlin laamaha amanka Al Shabaab Ayaana Sheegtay Masuuliyada Weerarkaas.