Iyadoo maanta ay ku beegdan tahay maalinta 1aad ee Bisha barakeysan ee Ramadaan, ayaa waxaa laga soomman yahay waddamo badan oo Muslimiin ah, waxaana inta badan la isku raacay in maanta ay tahay Maalin Ramadaan.
Maanta oo ah 11-ka bisha Marso, kuna beegan 1-da bisha barakeysan ee Ramadan ee sannadka 1445-ka Hijrada, ayay inta badan Muslimiinta Caalamka billaabeen soonka bisha kheyrka badan ee Ramadan.
Bilashada bisha Ramadan, ayaa laga arkay meelo badan oo Dunida ah oo ay ku jirto Soomaaliya.
Waxaana sidoo kale jira waddamada qaar oo maanta aan laga soommanayn, iyadoo sheegay inay dhameystirayaan Bisha Shacbaan, waxaana ay sheegeen inaysan arkin