Mogadishu, December 09, 2015 –
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u cusbooneysiisay heshiis ay heyΓ’β¬β’adda WFP uga howlgaleyso dalka Soomaaliya kadib markii uu idlaaday waqtiga heshiiskii hore.
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta MaalgashigaΓΒ H.E. Dr. Abdusalam Hadliye OmerΓΒ iyo Wakiilka WFP SomaliaΓΒ Mr. Laurent BukeraΓΒ ayaa maanta heshiiskaasi ku kala saxiixday Xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Caasimadda Muqdisho , halkaasoo ay goob joog ka ahaayeen Garyaqaanka guud ee dowladdaΓΒ Dr. Osman Elmi Guled,Xoghayaha joogtada Wasaaradda ,Mudane, Ali Mohamed AliΓΒ iyo masΓ’β¬β’uuliyiin kale .
Heshiiskan ayaa xoojinaya dadaalada heyΓ’β¬β’adda WFP ay uga hortageyso xaaladaha baniΓ’β¬β’aadanimo ee kala duwan ee mararka qaar la soo gudboonaada dadka iyo duunyada ku kala nool Koonfurta iyo Waqooyiga Soomaaliya .
Xigasho: Qeybta Warbaahinta iyo Xiriirka Bulshada ee WasaaraddaΓΒ