Ugu yaraan 4 qof oo ajaanib ah ayay Gacanta ku dhigtay Dowladda Soomaaliya sida ay sheegtay.
Dadkan Gacanta lagu dhigay Waxa ay ka soo jeedaan Laba kamid Dalka Kenya iyo halka Labad kalena ay u dhasheen Dalka Tanzania.
Waxa la sheegay in Afartan qof ay qorsheynayeen Weeraro Faahfaahin badan aan weli laga bixin.