Taliya Ciidanka Ugand General Katumba Wamala, ayaa sheegay in ay dowladaha Midowga Yurub, ay ka dalbanayaa in aysan lumin niyada ciidamada dolwadda Uganda ee qeybta ka ah howgallka Midowga Africa ee Soomaaliya.
” Waxaan walaac ka muujineynaa, in aan weyno 20 % mishaarka ay ciidamada ay ka helaa Midowga Yurub|”. Ayuu sheegay, ” Waxaan ka codsaneynaa in ay ciidamada u ogolaadaan in niyad saafi ah ay ugu howgalaan gudaha Soomaaliya” .
Taliyaha ayaa waxaa uu hadalkaan uu ka sheegay, shir jaraa’id oo uu ku cadeynayay in ciidanka, dowladda Uganada ay si arxan dara ah u garaaceen taageerayaasha xisbiga mucaaradka ee dalkaasi.
Isagoona kula dar daarmayay in ay joojyaan, ayna la yimaadaan anshax wanaagsan, iyadoo la joojinayo dhibaatooyinka.