Hargeyso(Radio Dalsan):- Wasiirka Duulista Hawada Soomaaliland Farxaan Aadan Heybe oo manta warbaahinta kula hadlayay maglada Hargeysa ayaa waxa uu kahadlay wararka soo baxaya oo ku aadanaa in Imaaraadka Carab iyo Soomaaliland ay saxiixdeen heshiis ku aadan in saldhig weyn oo milatari dowlada Imaaraadka ka furan maglada Be-Bara
wasiirka ayaa sheegay in ay jirto hashiis ay labada dhinac saxiixdeen laakiin uu sheegay in go’aanka kama danbeesta looga fadhiyo golaha wakiilada maamulka Soomaaliland
Halkan Hoose Ka Dhageyso Codka Wasiirka