Baladxaawo(Radio Dalsan):- Tifaftiraha Idaacada Al-bayaan C/xakiim Maxamed Nuux ayaa Dalsan Radio u sheegay inay tuhunsan yihiin inuu xariigaasi la xiriiro Khilaaf u dhexeeya Suxufiyiinta ka hawl-gala Beled-xaawo.
Waxa uu intaasi ku daray in iyaga loo diiday inay la kulmaan Agaasimaha xiran, si ay u ogaadaan Xaalladda uu ku sugan yahay.
xariga Agaasimaha Idaacadda Bayaan FM ee Degmadda Beled-xaawo ee Gobalka Gedo Maxamuud Maxamed Dhega-cadde ayaa san jirin ilaa iyo hada masuul katirsan maamulka dagmada oo kahadlay arinkaasi
Halkan Ka Dhageyso Codka Tifaftiraha