Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta, waxaa ay magaaladda Mogadishu ku leeyihiin kulan, kadib mudo ay fasax ku maqnaayeen.
Hab-dhowraha Baarlamaanka soomaaliya, Maxamed Omar, oo idaacadda Dalsan la hadlay, ayaa faafaahin ka bixiyay kulanka maanta ee Baarlamaanka.