Wasaaradda Caafimaadka Dowlad Goboleedka Puntland ayaa dhaqaatiir kala duwan waxaa ay u dirtey ΓΒ deegaanka Saaxdheer ee Koonfurta gobolka Sool.
Maalmihii la soo dhaafay, waxaa deegaanka Saaxdheer ka dilaacey cudurΓΒ ay u geeriyoodeenΓΒ ilaaΓΒ Saddex ruux, dad kale ay u il daranyihiin.
Wasaarada ayaa sheegtay in Kooxo dhaqaatiir ah loo direy deegaankaas,kadib markii baaqyo kala duwan ay kasoo baxeen Odayaasha iyo waxgaradka .
DhaqaatiirtasΓΒ ayaa waxaa ay qiimeyn ku sameyn doonaan dadka bukaanada ah ee isbitaalka Saaxdheer jiifa si loogu qabto baahiyaha Caafimaad oo ay qabaan.
Dowladda Goboleedka Puntland aya Horay u shegtay in ay Dhaqatiir ay diri donaan deganadasi si loga jawabo Cabashada ka soo yeertay dadka deegaanka.