Cabdullaahi Goodax Bare oo hada ka tirsan Baarlamaanka uu waqtigiisu idlaaday ayaa maanta kusoo baxay Bartaan uu la galay mushariixiin kale oo ka dhacday magaalada Jowhar taas oo aheyd aqalka hoose.
Musharaxiin gaareysa Afar Musharax ayaa u tartamaayay Xilkaan, hayeeshe wareegii koowaad ayaa waxaa haray labo Musharax.
Wareegi labaad ee Doorashada ayaa waxaa isku soo haray Bile Iidle Sabriye iyo C/laahi Goodax Barre.
Waxaana ugu damneyntii guushu ay raacday Xildhibaan C/laahi Goodax Barre oo fikir ahaan ay iska soo horjedaan Madaxweynah Somalia Xasan sheikh Max’uud.
Dhinaca kale waxa uu edeyay laamha Amaanka Maamulka Hirshebelle oo uu sheegay in ay dhibateyeey ergadii ka socotay gobolka Hiiraan.
Halkaan ka dhageyso.