Gudoomiye kuxigeenka labaad ee Barlamaanka Somalia Mahad C/dalla Cawad ayaa ku guleystay mid kamida Kuraasta 3-da ah ee aqalka hoose ee maanta ka dhacday Muqdisho waxa uu helay 50 cod iyadoo Musharax kale ee la tartamayay oo lagu magacaabo Xasan Maxamed Nuur oo helay 1 cod.
Qudbad uu jeediyay kadib natiijo ku dhawaaqista ayuu ugu mahad celiyay dhamaan intii dooratay iyo shaqsiyaadkii la tartamay.
Halkaan ka dhageyso