Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug wararka Maanta aan ka heleyno ayaa sheegaya labadii gudi ee loo xilsaaray xasilinta xiisada Gaalkacyo ay maanta kormeerayaan goobihii laga kala qaaday ciidamadii Gal-mudug iyo Puntland.
Weriyaheena Mahad Ameerica ayaa soo sheegaya in taasi looga gol leeyahay sidii loo ogaan lahaa xaalada guud ee magaalada iyo aan dagaal kale dhicin
Halkaan ka dhageyso.