Magaalada Muqdisho ee Caasimada Somalia waxaa maanta markale ka dhacday doorashada aqalka hoose ee beelaha waqooyi Ama Somaliland.
waxaa kamida shaqsiyaadka kusoo baxay wasiirka warfaafinta Maxed Cabdi Xayir Mareeye.
Halkaan ka dhageyso.
Audio Player