Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheikh Shariif Sheikh Axmed oo maanta dib ugu soo labtay Dalka ayaa ka hadlay arimo badan oo siyaasiya lana xiriira doorashooyinka Wadanka.
Wxa uu ugu baaqay Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya in ay sameeyaan gudi ka shaqeeya la socodka dhaqaalaha wadanka si aan loogu adeegsan ololaha doorashooyinka.
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa ku eedeyay Xasan Sheikh maxamuud in uu qabyeeyay hoowlo badan isla markaana uu dib u dhac galay dalku siada uu hadalka u dhigay.
Halkaan Ka Dhageyso Codka