Xildhibaan Cqaadir Cosoble Cali, ahna musharax u taagan xilka madaxweynaha ayaa farxad ku tilmaamay doorashadii ΓΒ guddoonka Baarlamaanka.
Wuxuu sheegay in ΓΒ doorashada ay caddeyn u tahay in baarlamaanku damacsan yahay in nidaamka jooga ee Xasan Sheekh la bedeli doono.
DHAGEYSO