Garbahaarey(Radio Dalsan):- gudoomiyaha dagmada Garbahaarey ee gobolka Gedo Nuur Sheekh Maxamed Bauraale oo lahadlayay idaacada Dalsan ayaa waxa uu sheegay in saraakiil ciidan oo katirsan guutada 26-naad ee ciidamada ay xoog kula wareegeen xarrunta uu ku shaqeenayay maamulka dagmada waxa uuna intaasi ku daray in asaga lagu amray inuu iskaga xarunta dagmada Garbahaarey ee gobolka Gedo
Halkan hoose ka dhegeyso codka Gudoomiyaha