Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha  Xukuumadda Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye oo Shir Jaraa’id ku qabatay Magalada Muqdisho ayaa wax ay ka hadashay kala wareegitaanka Ciidanka AMISOM ee Garoonka Stadium Muqdisho.
Waxa ay sheegtay in Ciidamada AMISOM ay qalabkoodii kala baxeen Garoonka,isla markaana lagu wareejiyey ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya.
Sidoo kale wax ay sharaxaad ka bixisay waxa laga yeelayo Garoonka maadaama mudadii dalka dowlad la’aanta uu ahaa uu burbursanaa guureen Stadium Muqdisho
Hoos Ka Dhageyso Shirka Jaraa’id ee Wasiir Khadiijo.