Sida uu kusoo waramayo weriyaheena Mahad Ameerica waxaa lagu wadaa in maanta dib loo furo qaar kamida wadooyin kuxirmay dagaaladii ka dhacayay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.
Qorshaha wado furista ayaa waxaa wada gudigii labada dhinac ee dhawaan loo xil saaray dhameystirka xasilinta magaaladaas.
Halkaan ka dhageyso