Baydhabo(Radio Dalsan):- Shariif Xasan Sheekh Aadan madaxweynaha maamulka Koonfurgalbeed ayaa xili maanta uu dib ugu laabtay baydhabo waxa uu ka dhawaajiyay inuu da’daal ugu jiray sidii dadka ka soo jeeda Koonfurgalbeed ay u’qaban lahaayeen xilka Madaxweynaha ama Ra’iisual wasaaraha dalka laakiin uu hoosta kaxariiqay inuu arinkaasi ku guuldareestay
Halkan Ka Dhageyso Codka Shariif Xasan