Kadib Kulan galankii dambe ee Maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho ayuu Saciid jaamac Qoorsheel kaga dhawaaqay in uu iska Casilay Xilka Gudoomiyaha Isbaheysiga Asxaabta Siyaasadeed ee dalka .
Saciid jaamac Qoorsheel ayaa kamid noqday Xubnaha Gudiga Doorashooyinka Guud ee Dalka oo khamiistii shalay Xeer Madaweyne Lagu magacaabay.
Madasha uu iscasilaadaas uga dhawaaqay Saciid Qoorsheel ayaa waxaa ku sugnaa qaar kamid ah Hogaanka Asxaabta Siyaasada ee dalka.