Mudane Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku soo laabtay  Magaalada Muqdisho.
Xasan Sheekh ayaa beryahan ugu maqnaa Baaritaano Caafimaad Dalka Jarmalka.
Safiirka Somaaliya u fadhiya wadanka jarmalka ayaa ka mid ahaa wafdiga madaxweynaha waxaana saxaafada uu uga waramay safarka madaxweynaha .
Dhageyso : Warbixnta wariye farxiyo Maxamed XusenÂ