Xoghayaha degmada Dayniile Mahad Maxamed Shirwac oo Wareysi siiyay radio Dalsan ayaa sheegay in xalay laba madfac ay ku soo dhacen meel ku dhaw guriga gudoomiyaha degmada Dayniile.
Waxa uu sheegay in ciidamada amniga ay rasaas furen kadib markii ay madaaficda soo dhacen.
Sid kale madaafiic kale ayaa xalay lagu garaacay degmooyin kale oo ka tirsan gobolka Banaadir.