Tartan aqooneedka radio dalsan ee bisha ramadaan caawa waxaa ku baratamay degmooyinka yaaqshiid iyo howlwadaag.
Tartanka oo ahaa mid aad u xiiso badan ayaa waxaa caawa guusha ay raacday tartamayaasha degmadda Howlwadaag oo keensaday 8-dhibcood, halka tartamayaasha Yaaqshiid oo isaga haray tartanka ay keensadeen 7 dhibcood.
Habeen dambe tartanka waxaa ku balansan degmooyinka Deyniile iyo Hiliwaa oo ka wada tirsan gobolka banadir.