Degmadda Dayniile ee gobolka Banaadir ayaa xaqiiqsatay in ay usoo gudubtay wareega Afaraad ee tartan aqooneedka Radio Dalsan kadib markii caawa ay Ka Adkaadeen tartamayaasha degmadda Cadaado ee gobolka Galgaduud.
Degmadda Cadaado oo caawa laga adkaaday ayaa keensatay 5-dhibcood halka degmadda Cadaado oo iyagu guusha raacday ay keensadeen 10-dhibcood.
Habeen dambe waxaa baratami doona degmooyinka Waaberi iyo Baxdo oo ka kala tirsan goboladda Galgaduud iyo Banaadir.