Ciidamadda maamulka galmudug ayaa maanta deegaanka camaara kala wareegay dagaalamayaasha Al shabaab.
Waxaa deegaanka lagu arkayay ciidamadda maamulka galmudug iyada oo la sheegay in dagaalamayaashii Al shabaab ay u dhaqaaqeen dhankaa iyo degmadda Xarardheere.
Sargaal ka tirsan ciidamadda maamulka galmudug ayaa radio dalsan u xaqiijiyay in deegaankaasi ay kala wareegeen Al shabaab.