Barnaamijka Dooda Dalsan oo ah barnaamij todobaadle ah ayaa waxaan ku soo qaadanaa hadba wixii todobadkaas ugu xasaasinaa ee Soomaaliya.
Todobaadkaan waxaan Baranamijka uga hadleynaa Socdaalka Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya uu ku marayo deegaanada Maamul Goboleedka Puntland.
Barnaamijka waxaa ka qeyb galaya Xildhibaan hore Cabdi Barre Yuusuf Jibriil,Mudane ka tirsan Baarlamaanka Galmudug Salaad Axmed Ceynte iyo  Ceydaruus Maxamed Cabdi (Afsagaaro) oo ah Guddoomiyaha  Hay’adda Media For Peace.
Barnaamijka waxaa soo jeedinaya Wariye Axmed Xuseen Cadoow.