Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadelka Cimilada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay roobabka ka da’ayo Dalka, xili laga digayo inay fatahaado ku dhuftaan deegaannada ku dhow wabiyada dalka.
Roobab dhexdhexaad ah una dhexeeya ðŸ“🎠ð¢ð¥ðšðš ðŸðŸŽðŸŽð¦ð¦ ayaa laga filayaa in ay ka da’aan goobaha kala ah:
ðŸ. ðŠð¨ð¨ð§ðŸð®ð« ð†ðšð¥ð›ðžðžð:- Baraawe, Kuntowarey iyo Sablaale.
ðŸ. ð‰ð®ð›ðšð¥ðšð§ð:- Badhaadhe, Buaale, Baardheere iyo Jamaame.
ðŸ‘. ð‡ð¢ð«ð¬ð¡ðšð›ðžðžð¥ðž:- Beledweyne, Buleberte iyo Jowhar.
Dhanka Heer-Kulka Gobalada Dhexe ayaa ahaan doona ðŸ‘ðŸ-ðŸ‘📰ð‚ halka Gobalada kale Heerkul ahaan doono ðŸðŸ•-ðŸ‘ðŸŽÂ°ð‚