Qaraxyo iyo weeraro xoogan ayaa ka dhacay xilli afurkii waxaa lagu qaaday hotelo ku yaalo wadad  maka al mukarama .
Qaraxa hore waxaa uu ka dhacay Hotel Siyaad ee ku yaalo afeefka hore irida madaxtooyada halka qaraxa labaad uu ka dhacay Hotel Weheliye,