Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa goor dhaw Sii deysay Wariye Cabdifatax Xasan Axmed (Kalgacal) oo u xirnaa Dowladda muddo Toddobaad ah.
Wariyaha ayay Ciidamadda Dowladda ka xireen 7 Cisho ka hor Gurigiisa oo Ku yaalla Magaaladda Muqdisho.
Barta Twitterka Ee Radio Goob Joog oo uu Wariyaha ka shaqeeyo ayaa lagu xaqiijiyay Warkani.