War Goordhow naga soo gaaray Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa waxa ay sheegayaan in la dilay Taliye Ku xigeenkii Saldhiga Booliska Boosaaso.
Dabley hubaysan ayaa Bartamaha Magaalada Boosaaso ku dishay taliye Cabdi Dheere,iyaga oo dilka kadib  Goobta ka baxsaday.
Ciidamo farabadan oo ka tirsan kuwa Puntland ayaa gaaray Goobta lagu dilay taliye ku xiegenka ,iyaga oo hada halkaasi ka wada howlgallo baaritaano ah.
Wixii ku soo kordha kala socda radiodalsan.com