Qarax xoogan oo aad looga maqlay Magaalada Muqdisho ayaa goor dhaw ka hor dhacay xarunta Dowlasa hoose ee Fiisho Gogerno Ee degmada Xamar Weyne.
Ugu yaraan 5 ruux ayaa la soo sheegaya iney ku dhinten Qaraxa oo gaari loo adeegsaday oo ku qarxay inta u dhaxeysa Hoteelka Maleka iyo Xarunta Fiisha Goferno sida aan wararka ku helnay.
wariye Radio Dalsan ka tirsan oo goobta gaaray ayaa soo sheegaya in  dad badan uu waxyeelo gaarsiiyay Qaraxasi.